Hadiyadii u horaysay ee yaxye sinwaar looga soo diro furimaha hore ee dagaalka.
maxay ahayd hadiyada yaxye sinwaar looga soo diray furimaha hore ee
dagaalka markii ugu horaysay garabka dhaqdhaqaaqa xamaas ee kataa'ibul qasaam
ayaa la sheegay in ay hadiyada gudoonsiiyeen Yaxye sinwaar abu-ibraahim
AHUN. kadib markii ay jabaariya ku qarxiyeen mid kamida gadiidka dagaal ee isra'iil.
koox dhalin yaro ah oo ka tirsan kataa'ibul qasaam ayaa miino waxa ay ku aaseen
wadada jabaaliya dhinaceeda marta, halkaasi oo ay ramuud cantrolka ugu taabteen mid
kamida taangiyada dagaal oo lagu magacaabo mercafa.
xoogagu inta badan waxay sii ogaayeen wadooyinka gadiidku inta badan isticmaalaan.
mid kamida dhalinyarada hogaanka u haysa guutadan qaraxa samaysay ayaa hadlay
oo yidhi "waxaanu u hiaynaynaa sheekheenii mujaahidkeenii yaxye sinwaar abu-ibrahim
oo ku dhintay dagaal iska hor imaada oo ka dhacay arbacadii lasoo dhaafay taal al-sultan
oo dhinaca rafa ah,waxaanu rajaynaynaa anaga oo ku bilaaabayna magaca Eebe in walaalkay
shahiiday halkuu maray mari doono".
markaa waxa la yidhi waa hadiyadii u horaysay ee kataa'ibul qasaam ay udiraan tan iyo
maalinkii arbacada ahayd ee uu geeriyooday.
tan iyo 27-oct weerar kasta oo ay guutadani qaado waa mid duuban waana ta
keentay in ay abuuranto kalsooni badan oo lagu qabo muqaawamada iyo xiisada
guudaha gumaystaha isra'iil waana mid kamida dagaalka maskaxda.