SHEEKOOYIN

laba kala daran.

labo kala daran Sheekadan la magac baxday labo kala daran ayaan jeclaystay inaan idin la wadaago. sheekadani waxay ku bilaabanaysaa nin xoolo dhaqado ahaa oo malin maalmaha kamida  ayaabuu doonay inuu magaalada usafro si uu usoo iibiye waxyaabaha a…

short and fantastic story.

kaalay kaalayoo hadal iibso. sheekadan aan jeclaystay inaan idin la wadaago jalaayaal waxa hal ku dhigeedu yahay kaalay kaalayoo hadal iibso, waxa jirey nin aad sabool u ah  oo danyara oo shaqale ah waxaanu malin walba la cuntayn jirey ubadkiisa iyo…

vector lusting the king of robber.

sheekada tuugii ugu caqliga badnaa. waxa aynu halkan kaga warami doonaa mid kamida tuugadii ugu aqliga badnayd ee somarta dunida kaasi oo dadka ushaaciyey in aanay isdaba marintu ahayn shay la barto ee uu yahay fan lagu dhasho. waxaanu ahaa tuug aan…

Short and fantastic story

Xadhiga xadhiga ka fura waa iga afeefo beenta bani-aadanku waa uu wada yaqaan balse waa la kala badsadaa, beenta u horaysa ee bani-aadanku kuu sheeko ayaa ah inuu ku yidhaa "beenta ma aqaan anigu ".waxaad leedahay kow waa beentii kowaad…

fantastic story.

sheeko qosal badan waxa jirtay sheeko aad uqosal badan oo kusaabsan qaadka iyo cunistiisa waxaan jeclaystay inaan la wadaago cidkasta  oo aragta maqaalakaygan. bari aan sidaa usii fogayn waxa magaalada hargaysa ka dhacday sheeko ku saabsan wiil hor…

Load More
That is All