Warar

Turkey is coming up with a new plan to mediate the regional conflict.

Turkiga ayaa la imanaya qorshe cusub oo uuu ku dhexdhexaadinayo khilaafka labada gobal . waa markii uhoraysay ee uu turkigu la yimaado qorshe cusub oo ku dhex dhexaadinayo  khilaaafka ka taagan labada dal ee in mudo ah shir heshiisiin ahi ugu socdo …

Al-Qaeda has attacked civilians in Burkino Faso

kooxo falaako ah ayaa weerar ku qaaday dad rayida dhanka burkino faso. Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in kooxaha hubeysan ee xiriirka la leh Al-Qaacida iyo ISIL ay kordhiyeen weerarada ka dh…

Climate change is fueling Somalia's problems.

Isbeddelka cimilada waxay dab kusii shideysaa dhibaatooyinka Soomaaliya Soomaaliya ayaa laga yaabaa inay ka mid tahay dalalka ugu saboolsan caalamka uuna hakaasiyey dagaal, balse waa mid wax laga qaban karo, sida uu sheegay sarkaalkeeda sare ee cim…

The cease-fire on both sides failed

xabad joojinta labada dhinac oo lagu fashilmay Is-dhaafsigan ayaa sababay in tobanaan kun oo qof oo labada dhinac ah ay ka barakacaan guryahooda waxayna ku hanjabeen in ay hurin doonaan colaad gobolka ka sii ballaaran. Go'aanka ah in lagu daro &…

Israel's attack on Gaza continues.

weerarka is daba jooga ee ay israa'iil ku hayso qaza.  Ciidamada Israa'iil ayaa weli sii wada weerarrada dilaaga ah ee Gaza, iyagoo ugu yaraan 15 qof ku dilay xerada Nuseirat iyo sidoo kale bartilmaameedka magaalada Zeitoun ee magaalada Gaza…

The tension between Somalia and Ethiopia .

Xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya . Xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa wali taagan iyadoo wadahadallada loo ballansan yahay wareeggii 3aad in dhawaan la isugu yimaado dalka Turkiga. Khilaafka labada dal ee Soomaaliya iyo Itoo…

joma kenya airport workers strike.

shaqo joojinta shaqaalaha madaarkajoma kenyata   Hawshii garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Joma Kenyatta ee Kenya ayaa hakad galay iyadoo shaqaalaha duulista ay sameeyeen  shaqo joojin ay kaga cabanayaan soo jeedin ah in xarunta laga kireeyo shi…

The tension between Ethiopia and Egypt

xiisada ka dhex-taagan itoobiya iyo masar. Wasaaradda arimaha dibadda dalka Itoobiya ayaa warqad u dirtay golaha ammaanka qaramada midoobay waxa ayna uga codsanaysay in golaha ay ka hadlaan  hanjabaadaha dalka masar u jeedineyso Itoobiya, taas oo k…

Qaza news

Sheekada basaskii ku dhex jiray muqaawamada ee fashilin gaadhay weererkii duufaanta. 20 march 2021 midkamida goddka xamaas ayaa waxa kasoo baxayey hirarka raadiya wax lagu tiro  yuusuf  ka hor intaan la qaban  waxa ku adkaatay in la ogaado godka uu…

Load More
That is All