Qaza news

  



Sheekada basaskii ku dhex jiray muqaawamada ee fashilin gaadhay weererkii duufaanta.

20 march 2021 midkamida goddka xamaas ayaa waxa kasoo baxayey
hirarka raadiya wax lagu tiro yuusuf ka hor intaan la qaban 
waxa ku adkaatay in la ogaado godka uu kasoo baxayo fariimahan
sida isdaba jooga looga dirayo .
saraaakiisha ugu sarsareeya uruka xamaas waxa ay ku mashquulasanyeen 
diyaarinta naqshada dagaal ee ku gali lahaayeen dufaanta al-aqsa 
soo ifbaxa basaaskan ku dhex jira fashilin gaaray hawlgalgooga ,
sirta uu dirayo basaaskani waxa uu si toosa ugu dirayey sarkaal 
sirdoonka isra'iil oo lagumagacaabo david camid oo uqaabilsan 
taxliilinta fariimaha sirdoon ee aanay cid kastaa furi karin
kadi markii ku dhawaad saacado taxliilinayey ayaa waxuu ku arkay 
wax uu la yaabo oo ah in ay xamaas qorshaynayso weerakii abid ugu
xooganaa ee lagu qaadayo isra'iil iyo goobaha ay bartilmaameedka 
ay kadhigteen iyo sidoo kale hubka ay adeegsan doonaan.
ka hor intanay sirdoonka isra'iil go'aan ka gaadhin waxa hal mar 
lagu baraarugay weerarkii dufaan sanadkii ina soo dhaafay intaa 
kadib waxay sirdoonka muqaawamadu bilaabeen in ay si sir ah ubaadhan 
dagaalyahanadooda iyo waliba qaar kamida madaxda ururka oo lagu 
tuhmayey shaki iyaga oo aan ladareensiinaynin.
muqaawamadu markii ay ogaadeen inla fashilinayo weerarkooda waxay 
ciidamadii oo dhan ku wargeliyeen in ay ahaadaan kuwa markasta diyaar 
u ah inay weerar qaadi karaan iyaga oo diyaariyey koxihii kala duwanaa
ee muqaawamada oo ay kamid yihiin injineerada isgaadhsiinta ,
ciidanka dagaalka iyo cidkasta oo ka qayb qaadan karta weerarkaasi.
xili saqdhexe oo habeena yuusuf waxa uu fariin udiray sirdoonka 
moosaad ee isra'iil isaga oo udiray ilaa 40 document oo ay ku qoran yihiin 
wax walba oo ay samayn lahaayeen sida ay ciidanka afantarigu ugu 
gudbi lahaayeen xaynaadbka ku wareegsan, sidoo kalena waxa ku xusnaa gantaalada
ay adeegsan lahaayeen iyo waliba sida ay iska qarin lahaayeen in lagu ogaado
cctv camerada ku wareegsan xayndaabka.


markii ay gaadheen documentska uu udiray wakiilkoodu waxa kulanka ku jirey 
talyaha ugu sareeya wakaalada sirdoon ee moosaad waxayna iska dhaadhiciyeen
in aanay suurtagal ahayn in ay xamaas fuliso hawlgal xajmigaa leeg waxaanay
ku tilmaameen filin action ah.
taariikhtu markay ahayd 07/0ct/2023 waxa yuusuf uu soo diray fariintii udambaysay 
waxaanu ku sheegayey inay weerarka kadhiman tahay saacado kooban oo kaliya 
markii ay fariintu gaadhay david camid waxa uu ku wargeliyey dhamaan qaybaha 
kala duwan ee ammaanka balse warkiisii meel lagama soo qaadin.
yuusuf markii uu fariinta direyey waxa mawjadaha hirarka uu dirayey  dhexda ugalay waaxda tiknoolajiyada ee 
muqaawamada oo ogaaday qofka diray iyo goobta uu ku sugan yahay wayna soo qabteen 
waxayna layeesheen waraysi dheerada kadibna wuxu qirtay inuu yahay wakiil ushaqeya 
sirdoonka moosaad sidaasi ayaana lagusoo afjaray laguna daldalay yuusud...


hadii aad ubaahan tahay wararka noocan oo kale ah anaga ayaad naga helaysaaye nagu xidhnow markasta.    SAMAWADE NEWS


Post a Comment

Previous Post Next Post