ruushka iyo shiinaha oo gadhwadeen ka ah abuurista lacag cusub
marka laga yimaado dagaalka tooska ah waxa bilaaabmay dagaal lagula
jiro dollarka marykanka oo ay dawladaha shiinaha iyo ruusku ay gadh-wadeen
ka yihiin oo la doonayo in maraykanka lagu qaado.
waxa ay samaysteen wadamada bearks la isku yidhaahdo bank ay ku magaacabeen
the New Development Bank, waana bank loogu talagalay in ay wadamadu lacag cusub
ku abuuraan si ay wax ugu kala iibsadaan una maamulaan waana bank loogu
talagalay inuu ka shaqeeyo horumarinta wadamadan maadaama oo ay iyagu lacago
isku darsadeen.
dagaalkani waxa uu si toosa ah ugu wajahan yahay dalka maraykanka oo waxa ay doonayaan
lacago ay iyagu samaysteen in ay wax ku kakala iibsadaan oo laga maarmo dollarkii
maraykanka.
waana sababta loogu arkayo in shiinuhu lagu qaado dagaal adag maadaama uu dhaqaale ahaan
horumaray iyo milatery ahaanba horumar badan sameeyey uu technology-ad badana kaga
hormaray maraykanka sida internet-ka loo yaqaano 5G iyo waliba garaadka macmalka ha
{ artificial intelligence }.
sidoo kale dalakni dhaqaale ahaan waa uu korayaa iyo dadkiisa oo aad ubadan oo lagu
dagaalamayo sidii wax looga iibin lahaa.
dalal badan oo kamid gashaan buurta NATO ayaa aad udanaynaya ku biirista wadamada bearks-ka
hadaba adiga halkee ayaad is leedahay dagaalku ugu yaraan
wuu uliici doonaa qaybta hoose ee comment-iga nagula
wadaag.