Ex wasiir bayle oo ku biiray xisbiga mucaaridka ee wadani.
masuuliyiin xilal sare kasoo qabtay dawlada fedaraalka somaliya
ayaa ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee wadani xili oo olalaha rasmiga
ahi ka bilawday somaliland, isla markaana uu qorshuhu yahay inay
13-nov ee sanadkan ay doorashada madaxtooyadu ay dhacdo.
Ex wasiirkii hore ee maaliyda dawlada fedaraalka somalia bayle ayaa
ku dhawaaqay inuu ku biirayo xisbiga wadani oo uu ulolaha ka qayb galayo
waxaanu sheegay inuu si weyn ugu dadaalayo sidii wax looga badali lahaa
siyaasada somaliland isla markaana dadaal xoogan ugelinayo sidii uu
musharaxa abdiraxman cirro usoo bixi lahaaa.
ku biirista wasiir bayle ee xisbiga wadani ayaa hadal hayn balaadhan abuuray
taasi oo siyaabo kal duwan loo qaatay, waxa ay hoge hoose sheegayaa in dawlada
fedaraalka somaliya ay udirtay inuu wakiil ugu noqdo siyasada somaliland oo uu
fuliyo ololaha qorshaha weyn ee ay dawladu ku taageerayso mausharaxa madaxweyne
ee cabdiraxman cirro, si meesha looga saaro muuse biixi oo khatar weyn ku ah
umada somaliyeed oo qayb kamida wadanka ku wareejiyey itoobiya.
dhinaca kale wasiir bayle waxa laga yaaba inuu doonayo hadii uu cirro soo baxo
in loo dhiibo xilal sare oo wadanka ka mida.