Showing posts from September, 2024
labo kala daran Sheekadan la magac baxday labo kala daran ayaan jeclaystay inaan idin la wadaago. sheekadani waxay ku bilaabanaysaa nin xoolo dhaqado ahaa oo malin maalmaha kamida ayaabuu doonay inuu magaalada usafro si uu usoo iibiye waxyaabaha…
kaalay kaalayoo hadal iibso. sheekadan aan jeclaystay inaan idin la wadaago jalaayaal waxa hal ku dhigeedu yahay kaalay kaalayoo hadal iibso, waxa jirey nin aad sabool u ah oo danyara oo shaqale ah waxaanu malin walba la cuntayn jirey ubadkiisa iy…
Turkiga ayaa la imanaya qorshe cusub oo uuu ku dhexdhexaadinayo khilaafka labada gobal . waa markii uhoraysay ee uu turkigu la yimaado qorshe cusub oo ku dhex dhexaadinayo khilaaafka ka taagan labada dal ee in mudo ah shir heshiisiin ahi ugu socdo…
kooxo falaako ah ayaa weerar ku qaaday dad rayida dhanka burkino faso. Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in kooxaha hubeysan ee xiriirka la leh Al-Qaacida iyo ISIL ay kordhiyeen weerarada ka dh…
Isbeddelka cimilada waxay dab kusii shideysaa dhibaatooyinka Soomaaliya Soomaaliya ayaa laga yaabaa inay ka mid tahay dalalka ugu saboolsan caalamka uuna hakaasiyey dagaal, balse waa mid wax laga qaban karo, sida uu sheegay sarkaalkeeda sare ee ci…
xabad joojinta labada dhinac oo lagu fashilmay Is-dhaafsigan ayaa sababay in tobanaan kun oo qof oo labada dhinac ah ay ka barakacaan guryahooda waxayna ku hanjabeen in ay hurin doonaan colaad gobolka ka sii ballaaran. G o'aanka ah in lagu daro …
sheekada tuugii ugu caqliga badnaa. waxa aynu halkan kaga warami doonaa mid kamida tuugadii ugu aqliga badnayd ee somarta dunida kaasi oo dadka ushaaciyey in aanay isdaba marintu ahayn shay la barto ee uu yahay fan lagu dhasho. waxaanu ahaa tuug aan…
weerarka is daba jooga ee ay israa'iil ku hayso qaza. Ciidamada Israa'iil ayaa weli sii wada weerarrada dilaaga ah ee Gaza, iyagoo ugu yaraan 15 qof ku dilay xerada Nuseirat iyo sidoo kale bartilmaameedka magaalada Zeitoun ee magaalada Gaza…
Xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya . Xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa wali taagan iyadoo wadahadallada loo ballansan yahay wareeggii 3aad in dhawaan la isugu yimaado dalka Turkiga. Khilaafka labada dal ee Soomaaliya iyo Ito…
Xadhiga xadhiga ka fura waa iga afeefo beenta bani-aadanku waa uu wada yaqaan balse waa la kala badsadaa, beenta u horaysa ee bani-aadanku kuu sheeko ayaa ah inuu ku yidhaa "beenta ma aqaan anigu ".waxaad leedahay kow waa beentii kowaad…
shaqo joojinta shaqaalaha madaarkajoma kenyata Hawshii garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Joma Kenyatta ee Kenya ayaa hakad galay iyadoo shaqaalaha duulista ay sameeyeen shaqo joojin ay kaga cabanayaan soo jeedin ah in xarunta laga kireeyo s…
xiisada ka dhex-taagan itoobiya iyo masar. Wasaaradda arimah a dibadda dalka Itoobiya ayaa warqad u dirtay golaha ammaanka qaramada midoobay waxa ayna uga codsanaysay in golaha ay ka hadlaan hanjabaadaha dalka masar u jeedineyso Itoobiya, taas oo …
Sheekada basaskii ku dhex jiray muqaawamada ee fashilin gaadhay weererkii duufaanta. 20 march 2021 midkamida goddka xamaas ayaa waxa kasoo baxayey hirarka raadiya wax lagu tiro yuusuf ka hor intaan la qaban waxa ku adkaatay in la ogaado godka uu…
sheeko qosal badan waxa jirtay sheeko aad uqosal badan oo kusaabsan qaadka iyo cunistiisa waxaan jeclaystay inaan la wadaago cidkasta oo aragta maqaalakaygan. bari aan sidaa usii fogayn waxa magaalada hargaysa ka dhacday sheeko ku saabsan wiil ho…